Khalalaase wali ka dhax jira guddiyada Doorashada xili lasoo saaray habraaca Doorashada

Guddiyada doorashada heer federaal iyo heer dowlad goboleed ayaa waxaa xiligan ka dhax jira khilaaf saameyn ku yeelan kara habsami u socodka doorashooyinka golaha shacabka, xili dhawaan golaha Wadatashiga qaran ka heshiiyeen habraaca cusub ee doorashada. Xubno katirsan guddiga doorashada heer federaal waxa ay dhawaan xilka ka qaadeen guddomiyihii guddiga doorashada Maxamd Xasan Cirro, waxa … Continue reading Khalalaase wali ka dhax jira guddiyada Doorashada xili lasoo saaray habraaca Doorashada